|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
Ganacsade Soomaaliyeed oo dil loogu geystay Johannesburg
Dilka loo geysto ganacstada soomaalida ah ee ganacsiga ku haysta tuulooyinka ku xeeran magaaloyinka waaweyn ayaa soo kordhaya dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay, dilkii u dambeeyay ayaa loo geystay Marxuum Xasan Kaydsane Bulxan oo da'diisu ahayd 25 jir.
Marxuumka ayaa ganacsi ku haystay tuulada Freedompark oo qiyaastii 15 Km u jirta Magaalada Johannesbur waxaana shalay galab dil u geystay budhcad hubaysan, Aaska marxuumka ayaa la filayaa inuu maanta ka dhaco Qabuuraha Kroomvlein ee Johannesburg.
Magaalada johannesburg ayaa beryahan ka xasiloonayd magaalooyinka kale ee soomaalidu aadka ugu badan yihiin ee Cape Town iyo Port Elizabeth marka laga eego dhanka dilalka iyo dhibaatada loo geysto ganacsatada soomaalida ah ee ka hawl-gala tuulooyinka.
Gobolka Western cape ayaa imminka ugu horreeya dhacdooyinka kala duwan ee isugu jira, Dil,dhac,dhaawac,gubitaan iyo boob hanti ee loo geystay soomaalida.
Waxaan uga tacsiyadaynaynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xasan Kaydsane Bulxan Isagana Waxaan Allaah u weydiinaynaa inuu Jannadiisa geliyo.
Somalicape News Desk
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 34 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 34 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 259 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15871 |
Your IP: 38.107.191.98
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











