|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
Ganasade soomaaliyeed oo lagu dilay Cape Town
Cape Town: Waxaa galabta lagu dilay Tuulada Kraaifontein ee Gobolka Western Cape Marxuum Cabdulle Yuusuf oo ahaa ganacsade deggan tuuladaa oo ka Tirsan Magaalada Cape Town.
Alle ha u naxariistee marxuumka waxaa la filayaa in berri gelinka hore lagu aaso Qabuuraha Athlone.
Arrintan ayaa dhacday iyadoo isla xalayna 3 dhallinyaro soomaaliyeed ah lagu gubay dukaan dhaawacna uu kasoo gaadhay.
Dilka iyo dhibaatada lagu hayo ganacstada soomaalida ah ee deggan tuulooyinka dadka madowga ah ayaa soo badanaya iyadoo aysan muuqan wax weyn oo laga qabto kaddib marka dilku dhaco.
Somali Cape
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 35 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 35 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 260 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15872 |
Your IP: 38.107.191.98
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











