|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay K/Afrika
Mid kamida Diyaaradaha qumaatiga u kaca (Helicopter) ee Boliska K/Afrika ayaa saaka ku burburtay meel dibadda ka ah magaalada Witbank waxaana shilkaa ku geeriyooday 7 Askari oo diyaaradda saarnaa.
Askarta diyaaradda saarnaa oo ahaa Laanta kahortagga Dembiyada ayaa ku socday Tuugo hubaysan oo dhac u geysanayay Foorno ku taalla Magaalada Witbank. Tuugada oo hubaysnaa ayaa rasaas boliiska ugu jawaabay halkaasoo boliiskii ay gurmad dalbadeen tuugadiina la qabtay.
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Boliiska ee K/Afrika ayaa goobtii burburka gaadhay waxayna sheegeen in baadhitaan lagu samaynayo sababaha burburka diyaaradda oo loo malaynayo in dhibaato dhanka cimilada ay tahay.
Diyaarada oo nooceedu ahaa Eurocopter lana soo saaray sannadkii 1983 ayaa dayactir joogto ah lagu samaynh jiray sida ay boliisku sheegeen.
SAPA News
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 37 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 37 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 262 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15874 |
Your IP: 38.107.191.95
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











