Sunday, September 05, 2010
   
Text Size

 

شهر القرآن

 

 

من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً.

فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟

:: خصائص شهر رمضان ::

:: شهر القرآن حياة القلوب ::

:: رمضان شهر القرآن ::

:: ملــف رمضــــــان طـريـق الإســــــلام ::

 

 

 

 

 

 

 

      

 

 

                       

 

 

                              

               

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bellville oo shir isugu yimi.

Shalay waxaa lagu qabtay Madarasada As-sunnah ee xaafadda Bellville (Cape Town) Shir weyn oo ay isugu yimaadeen Ganacstada Xaafadda Bellville si ay u samaystaan guddi ganacsato oo wax ka qabta arrimaha nabadgelyada iyo baahida guud ee ganacstada Bellville.

Shirkan waxaa soo qaban qaabiyay Guddi farsamo oo 13 xubnood ka koobnaa horena loogu xilsaaray inay soo agaasimaan shirwayne Ganacsatadu isugu timaaddo soona gudbiyaan qiimayn iyo daraasad ku saabsan sida loo hirgelinayo dhismaha Guddi ganacsato oo wax ka qabta arrimaha nabadgelya xumada oo beryahan kusoo badanayay gudaha Xaafadda Bellville.

Shirka waxaa guddoominayay C/laahi Aw-Cali oo kamida ganacsatada furitaankii shirka kaddibna wuxuu hadalka kusoo dhoweeyay Sh.Xuseen xasan Cusmaan (SHIBIS) oo soo gudbiyay warbixin kooban oo ku saabsan xogtii iyo daraasaddii ay soo sameeyeen guddigii Farsamo oo isagu uu guddoomiye u ahaa.

Intaa kaddib waxaa kelmad talo-siin iyo waano ah kasoo jeediyay Xaaji Yaasiin oo ah oday soomaaliyeed oo in muddo ah waddankan kunoolaa, kaddibna waxaa ra'yigooda goobta kasoo jeediyay qaar kamida ganacsatada oo iyagu dhammaan isku raacsanaa muhiimadda in ay samaystaan guddi ganacsato oo rasmi ah kaddibna Guddigaasi uu sameeyo uu ganacsiga xaafadda Bellville u sameeyo Ilaalo ka hawl-gasha gaar ahaan habeenkii lana kalana shaqeeya Boliiska sidii hantidooda ay uga ilaashan lahaayeen tuugada iwm.

Ugu dambayn go,aankii shirku wuxuu noqday oo dhammaan ganacsatadii goobta shirka soo xaadirtay ay isku raaceen in Sidiisii loo daayo Guddigii farsamo ee hore hawsha usoo waday muddadii toddobaadka ahayd laguna soo kordhiyo 30 Xubnood oo lagasoo kala xulo 10 qaybood oo loo kala qaybiyay goobaha ganacsiga ee Bellville, sidaana ay ku hawl galaan.

Waxaa xusid mudan in arrintaasi ay meesha ka saarayso fikrad xun oo Soomaalida laga qabay oo ahayd in Soomaalidu aysan wax isku raaci karin. (Daawo Sawirrada Shirka)

Somalicape News Desk

 

Comments (0)
Write comment
Your Contact Details:
Comment:
Security
Please input the anti-spam code that you can read in the image.
You must have Flash Player installed in order to see this player.
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday35
mod_vvisit_counterYesterday57
mod_vvisit_counterThis week35
mod_vvisit_counterLast week434
mod_vvisit_counterThis month260
mod_vvisit_counterLast month1650
mod_vvisit_counterAll days15872

We have: 1 guests, 1 bots online
Your IP: 38.107.191.99
 , 
Today: Sep 05, 2010

Count Your Visitors

39945 Visitors

Who's Online

We have 2 guests online

         

 

   Socdaallada dacwada

    Gauteng

     Western Cape

     Eastern Cape

 

Wararkii hore

  •  
    • Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
    • Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
    • Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
    • Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
    • Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville