as wr geeridu waa xaq qof walbana wuu dhadhaminayaa laakiin su,aashu waxeey tahay halkeebaa nala geen doonaa .. ma naar baa nala geen doonaa oo hilbaheena cunto ama jano ayaa nala geen doonaa oo aan dhibka aduunkani ku hilmaamno byy