|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
2 Ethiopian ah oo lagu dilay PE (K/Afrika)
Laba nin oo dhalashadoodu tahay Ethiopian ayaa maydkooda laga helay gudaha dukaan ay ku lahaayeen xaafadda Walmer ee Magaalada Port Elizabeth, boliiska ayaa sheegay in laba nin oo dablay ah ay soo galeen dukaanka nimankani ay joogeen kaddibna ay ku amreen inay dhulka jiifsadaan kaddibna waxay toogteen labadii nin iyagoo aan wax ay ka qaateena aysan jirin.
Nimankan oo da,doodu kala ahd 28 jir iyo 32 jir ayaa midkood isla goobtii ku dhintay kii kalena waxay ka baxday intii Isbitaalka loosii waday.
Sarkaalka boliiska u ahdalay ayaa sheegay in arrintani aysan shaqo ku lahayn shisheeye-nacayb (Xenophobia) balse ay baadhitaan ku hayaan dadkii ka dambeeyay dilka.
Magaalada Port Elizabeth oo ah caasimad-goboleedka Eastern Cape ayaa ah mid kamida magaalooyinka waaweyn ee waddanka iyo meelaha ay soomaalidu ku badan yihiin ganacsigana ku leeyihiin, waxaana xusid mudan sannadkii 2008-kii rabshadihii waddanka ka dhacay uu gobolkani ka badbaaday.
Somali Cape News Desk
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 34 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 34 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 259 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15871 |
Your IP: 38.107.191.99
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











