Sunday, September 05, 2010
   
Text Size

 

شهر القرآن

 

 

من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً.

فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟

:: خصائص شهر رمضان ::

:: شهر القرآن حياة القلوب ::

:: رمضان شهر القرآن ::

:: ملــف رمضــــــان طـريـق الإســــــلام ::

 

 

 

 

 

 

 

      

 

 

                       

 

 

                              

               

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kulan Nabadgelyada ku saabsan oo lagu qabtay Khayelitsha

Waxaa shalay lagu qabtay deegaanka Khayelitsha oo ka tirsan Cape Town shir muhiim ah oo nabadgelyada ku saabsan lagaga arrinsaday arrimaha ku saabsan cabsi laga qabo in dhibaato loo geysto dadka aan waddanka u dhalan ee ku nool waddanka gaar ahaan dadka ganacsiga ku haysta meelaha ay ku badan yihiin dadka madowga ah, Shirka oo ay kasoo qayb galeen Wasiiro iyo Mas,uuliyiin dawladeeed ooo kale iyo Mas,uuliyiinta iyo ganacsatada Soomaalida.

Wasiirka Amniga oo halkaa ka hadlay ayaa ku dheeraaday sida arrintaa ay u danaynayaan in wax laga qabto wuxuuna sheegay in cabsida laga qabo Xenophobia ee laysla dhex marayay beryahanba ay tahay sheeko been abuur ah oo koox yuar oo danbiilayaal ahi ay soo dhiseen.

Sidoo kale dhammaan mas'uuliyiintii shirka ka hadashay waxay sheegeen in arrinta in boob iyo dhac la sameeyo aysan raalli ka ahayn kana shaqaynayaan sidii ay uga hortegi lahaayeen cid kasta oo nabadgelyada wax u dhimaysa.

Ugu dambayn Soomaalida iyo dadka kale ee ka dhex ganacsada deegaamada loo yaqaan Township-ka ayaa lagula taliyay inaysan bara kicin iaydoo aysan jirin cabsi rasmi ah, wixii ay dhibaato bulshada kala kulmaana ay soo wargeliyaan laamaha ku shaqada leh arrimaha Nabadgelyada ee Dawladda iyo Guddiyada Ganacsatada iyo gudiyada Bulshada.

Albayaan News Desk

Comments (0)
Write comment
Your Contact Details:
Comment:
Security
Please input the anti-spam code that you can read in the image.
You must have Flash Player installed in order to see this player.
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday34
mod_vvisit_counterYesterday57
mod_vvisit_counterThis week34
mod_vvisit_counterLast week434
mod_vvisit_counterThis month259
mod_vvisit_counterLast month1650
mod_vvisit_counterAll days15871

We have: 1 guests, 1 bots online
Your IP: 38.107.191.96
 , 
Today: Sep 05, 2010

Count Your Visitors

39931 Visitors

Who's Online

We have 2 guests online

         

 

   Socdaallada dacwada

    Gauteng

     Western Cape

     Eastern Cape

 

Wararkii hore

  •  
    • Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
    • Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
    • Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
    • Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
    • Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville