|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
Dil iyo dhaawac dhallinyaro soomaaliyeed loogu geystay Philipi
Iyadoo falal dilal iyo dhaawac iyo dhac isugu jira ay ilaa toddobaadkii hore kusoo badanayeen Gobolka Western Cape ee ay Cape Town caasimad-goboleedka u tahay ayaa dhacdadii u dambaysay Maanta lagu Dilay Marxuum Maxamed Cumar Shadoor, 2 dhallinyaro oo kalena lagu dhaawacay.
Sida ay noo sheegeen Ehelada dhallinyarada, waxaa lagasoo afduubay iyagoo jooga deegaanka Khayelitsha kaddibna budhcaddii afduubka geysatay markay lasoo gaadheen deegaanka kale ee aan aad uga fogeyn ee Philipi ayay damceen inay laayaan dhammaan dhallinyarada, halkaasoo ay xabbad madaxa kala dhaceen, waxaana halkaa ku geriyooday Ilaahay ha u naxariistee Marxuum Maxamed, halka labadii dhallinyaro ee kalena ay ku dhaawacmeen mid ka mid ahna dhaawaciisu culus yahay.
Dhaawaca ayaa loo kala qaaday Isbitaalada groote schuur hospital iyo GF Jooste Hospital,
Albayaan Media Desk
-
2010-07-10 15:37:51 |165.145.162.xxx| AbdiIlaahay ha u naxariisto Inta dhimatay Inta dhaawaca ahna Caafimaad degdeg ah ha siiyo.
- 1
- 0
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 34 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 34 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 259 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15871 |
Your IP: 38.107.191.95
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











