Sunday, September 05, 2010
   
Text Size

 

شهر القرآن

 

 

من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً.

فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟

:: خصائص شهر رمضان ::

:: شهر القرآن حياة القلوب ::

:: رمضان شهر القرآن ::

:: ملــف رمضــــــان طـريـق الإســــــلام ::

 

 

 

 

 

 

 

      

 

 

                       

 

 

                              

               

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

2 Soomaali ah oo lagu dilay Worcestor (K/Afrika)

Weerar xalay lagu qaaday dukaan ay joogeen 5 dhalinyaro soomaali ah ayaa lagu dilay laba kamida 3 kalena lagu dhaawacay deegaanka Worcestor oo ka tirsan Gobolka Western cape qiyaas dhan ilaa 100 KM-na u jirta magaalada Cape Town.

Weerarka oo xalay fiidkii ay fuliyeen dabley hubaysan ayaa waxaa ku dhintay labada marxuum ee kala ah Mukhtaar Cali Dhuxulow iyo Maxamed Xasan Cali (Qalbi), Labada Marxuum ayaa galabta lagu aasay Qabuuraha Worcestor iyadoo ay kasoo qayb galeen Guud ahaan Soomaalida kunool Worcestor iyo nawaaxigeeda iyo Xaafadda Soomaalidui ku badan tahay ee Bellville, Sidoo kale waxaa kasoo qayb Mas,uuliyiinta Xafiiska Dacwada ee Western Cape iyo Muslimiinta kale ee waddanka ku nool.

Waxaan eheladii iyo Qarabadii ay ka tageen Marxuumiintaa uga tacsiyaynayaan geeridaa ku timi, waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu jannadiisa ku abaal-mariyo, dhaawacana waxaan Ilaahay u weydiinaynaa Caafimaad dhammaystiran.

Wixii dhacdadaa kasoo kordha kala soco Albayaan.co.za.

Albayaan News Desk

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Comments (0)
Write comment
Your Contact Details:
Comment:
Security
Please input the anti-spam code that you can read in the image.
You must have Flash Player installed in order to see this player.
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday34
mod_vvisit_counterYesterday57
mod_vvisit_counterThis week34
mod_vvisit_counterLast week434
mod_vvisit_counterThis month259
mod_vvisit_counterLast month1650
mod_vvisit_counterAll days15871

We have: 1 guests online
Your IP: 38.107.191.98
 , 
Today: Sep 05, 2010

Count Your Visitors

39933 Visitors

Who's Online

We have 1 guest online

         

 

   Socdaallada dacwada

    Gauteng

     Western Cape

     Eastern Cape

 

Wararkii hore

  •  
    • Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
    • Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
    • Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
    • Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
    • Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville