|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
Dawro sharci ah oo loo qabtay dhallinyarada Cape Town (S/Africa)
Waxaa lagusoo gaba-gabeeyay magaalada Cape Town ee S/Africa dawro sharci ah oo socotay 2 maalmood ah loona qabtay dhallinyarada ku nool Cape Town, Dawrada oo uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Dacwada ee Albayaan (Western Cape) ayaa waxaa kasoo qayb galay in ka badan 100 dhallinyaro ah waxaana lagu qaatay dawrada Duruus kala duwan oo muhiim u ah dhallinyarada iyo guud ahaan bulshada.
ugu horrayn waxaa aayado Qur,aanka Kariimka ah ku furay Arday ka mida ardayda Madarasada Alsunnah oo lagu magacaabo Cabduladiif Cabdullaahi Ibraahim, kaddibna xidhiidhiyaha Dawrada Macallin Mukhtaar ayaa kusoo dhoweeyay Sh.Maxamuud Maxamed Adar oo ah Mas,uulka Xafiiska Dacwada ee Albayaan (Western Cape) oo faahfaahin ka bixiyay ujeeddada dawradan iyo ahmiyadda ay u leedahay Dhallinyarada.
Duruusta ka baxday Dawradan oo lagu qabtay Madarasada Alsunnah waxay kala ahaayeen sidan:
من أروع التاريخ الإسلامي معلم حسين أحمد نجيي
كن إيجابيا الشيخ محمود محمد أدر
أهمية العلم الشيخ سعيدأدم جامع
(من تغتدي الشيخ أحمد محمد حسين (بهج الدين
دور الشباب في خدمة الدين الشيخ عبد الله عبده إبراهيم
Dawradaa oo kasoo qayb-galayaashii aad u jeclaysteen ayay codsadeen in la joogteeyo qabashada Dawrooyinka sidan oo kale ah lagana dhigo dhawrkii biloodba mar, kaddibna waxaa la isla go,aansaday in bishiiba mar la qabto Dawro noocan oo kale ah.







Xafiiska Dacwada ee Albayaan (Western cape)
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 34 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 34 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 259 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15871 |
Your IP: 38.107.191.98
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











