Sunday, September 05, 2010
   
Text Size

 

شهر القرآن

 

 

من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً.

فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟

:: خصائص شهر رمضان ::

:: شهر القرآن حياة القلوب ::

:: رمضان شهر القرآن ::

:: ملــف رمضــــــان طـريـق الإســــــلام ::

 

 

 

 

 

 

 

      

 

 

                       

 

 

                              

               

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guddiga dacwada oo safar ugu baxay Atlantis.

Guddiga Dacwada ee gobolka Western Cape oo aya shalay socdaal dacwo ku tegay Tuulada Atlantis oo 50 Km  waqooyi galbeed kaga toosan Cape Town halkaasoo ay salaaddii Jimcaha kula guteen Muslimiinta reer Atlantis, waxayna salaaddii Jumcaha ka bacdi kulan la yeesheen Soomaalida ganacsatada ah ee ku dhaqan Atlantis.

Soomaalidii halkaa lagula kulmay ayaa u riyaaqay safarka loogu yimi iyo kulanka lala qaatay waxaana dhammaan guddigu kasoo qoray Magacyada iyo telefonada kasoo qayb-galayaashii kulanka.

Safaradda dacwada oo Maalin walba oo Jimce ah loo baxo waxaa la bilaabay Ramadaankii hore waxaana lagu tagaa meelaha ay soomaalidu ku badan yihiin ee tuulooyinka halkaa oo ay soomaali badani ganacsi ku haystaan mararka qaarkoodna ay dhibaato dhanka cibaadada ah kala kulmaan goobaha ay joogaan oo laga yaabo qaarkood inaysan lahayn masaajiddo amaba ay aad uiga durugsan yihiin, halka qaar kale oo badanna aysanba ogayn meel masaajid ku yaallo maadaama ay ganacsigooda ku mashquulsan yiihiin.

Shaqada uu qabto guddiga dacwada gaar ahaan ducaadda u xilsaaran kormeerka iyo ka war haynta soomaalida ku nool tuulooyinka waxaa ka mida:

1.Wacdi iyo Xusuusin maadama lagu dhex jiro dad gaalo ah.

2.Is barasho iyo Canaawiinta oo lagasoo qoro si Farriimaha dacwada loosoo gaadhsiiyo.

3.Dhsimaha Guddiyo dacwo oo tuulo walba ay yeelato.

4.Mararka qaarkood in loo qaybiyo DVD-yo Mawaadiic kala duwan ay ku duuban tahay.

5.In lagusoo xidho soomaalida Masaajidda ay deriska la yihiin

6.Ku boorin inay ka qayb-qaataan hawlaha ka socda masaajidda dhaqale ahaan iyo dhinac walba.

7.iyo ugu dambayn inay ka qayb qaataan guud ahaan dacwada gobolka ka socota.

Golaha Dacwada ee Albayaan 

Xafiiska Dacwada ee Western Cape

C/raxmaan seeere

Tel: 021 949 9181

 

Comments (0)
Write comment
Your Contact Details:
Comment:
Security
Please input the anti-spam code that you can read in the image.
You must have Flash Player installed in order to see this player.
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday35
mod_vvisit_counterYesterday57
mod_vvisit_counterThis week35
mod_vvisit_counterLast week434
mod_vvisit_counterThis month260
mod_vvisit_counterLast month1650
mod_vvisit_counterAll days15872

We have: 1 guests, 1 bots online
Your IP: 38.107.191.95
 , 
Today: Sep 05, 2010

Count Your Visitors

39946 Visitors

Who's Online

We have 2 guests online

         

 

   Socdaallada dacwada

    Gauteng

     Western Cape

     Eastern Cape

 

Wararkii hore

  •  
    • Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
    • Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
    • Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
    • Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
    • Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville