|
|
|
|
من خصائص شهر رمضان أن الله تبارك وتعالى أنزل فيه القرآن، قال تعالى: {شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ} [البقرة:185]، وهو دستور هذه الأمة، وهو الكتاب المبين، والصراط المستقيم، فيه وعد ووعيد وتخويف وتهديد، وهو الهدى لمن تمسك به واعتصم، وهو النور المبين، نور لمن عمل به، لمن أحل حلاله، وحرم حرامه، وهو الفاصل بين الحق والباطل، وهو الجد ليس بالهزل، فعلينا جميعاً معشر المسلمين العناية بكتاب الله تعالى قراءةً، وحفظاً، وتفسيراً، وتدبراً، وعملاً وتطبيقاً. فماذا أعددنا من ترتيبات وتجهيزات لنتسابق نتلو الآيات ترتيلا ونتدبرها جملة وتفصيلا ؟؟؟ |
WAXYAABAHA SOONKA BURIYA
| Article Index |
|---|
| WAXYAABAHA SOONKA BURIYA |
| WARARKII HORE |
| All Pages |
Posted on 18 Ramadaan 1431 - 28th Aug 2010
مفســـــــدات الصيــــــــــــــام
1- Cunid iyo cabid loo qasdo:
- Waxa la cuno oo wax tar u leh qofka sida baasto, bariis, hilib iyo wixii lamid ah oo la cuno ama la cabo.
- Wax la cuno oo aan nafci lahayn sida qaadka ama la cabo sigaarka iyo wixii la mid ah.
- Haduu qofka cuno ama cabo isagoo hilmaamsan ama lagu qasbo soonkiisa ma furmo, sida ku sugan Bukhaariga iyo Muslimka
Axkaamta Soonka
Posted on 15 Ramadaan 1431 - 25th Aug 2010
أحكام الصيام
1- Niyada:
- waxaa waajib ku ah qofka in uu ku seexdo niyad ah bari in uu soomayo.
- Culimada qaar ayaa qaba in ay ku filantahay qofka niyada habeenka ugu horeeyo ee Ramaadanka ah haduu niyaysto in uu bisha oo dhan soomayo.
- In loo soo tooso saxuurta waxa ay gali kartaa booska niyadda.
- Niyada waa qalbiga eek u dhawaaqis maaha.
Ka Faa'iidaysiga bisha Ramadaan ee barakaysan.
Posted on 12 Ramadaan 1431 - 22nd Aug 2010
كيف نستفيد من رمضان؟
1- In loo laabto Alle (swt), loona dagdago towba keenid dhab ah wadatana shuruudaheeda afarta ah:
- In laga dhex baxo danbiga laga towbad keenayo.
- In laga qoomameyo danbiga iyo sida uu ku dhacay.
- In la go’aansado in aan mar danbe lagu laaban.
- In loo celiyo xaqa qofka bin aadamka laga qaatay ama la waydisto cafis, haday noqon lahayd af ama adin in wax loogu dhibay.
Dhismayaal taariikhi u ah Cape Town oo maanta la burburiyay(Athlone towers)+Sawirro

Posted on 12 Ramadaan 1431 - 22nd Aug 2010
Dadweynaha cape town ayaa loo ogolaaday inay daawadaan burburinta dhismayaasha taariikhiga ah ee Cape Town (Athlone towers) gaar ahaan xaafadda Athlone oo la dhisay sannadkii 1961-kii.
Diyaarad yar oo ku burburtay Gauteng (K/Afrika)

Posted on 11 Ramadaan 1431 - 21st Aug 2010
Diyaarad yar oo noocedu yahay ZU-ETC ayna saarnaayeen laba qof ayaa ku dhacday agagaarka magaalada East Rand ee Gobolka Gauteng.
Shir nabadgelyada ku saabsan oo lagu qabtay Kraaifontein (K/Afrika)
Posted on 11 Ramadaan 1431 - 21st Aug 2010
Cape Town: Shalay 2:00 duhurnimo waxaa lagu qabtay xaafadda Kraaifontein shir muhiim ah oo nabadgelyada ku saabsan waxaana shirka kasoo qayb galay Janaraalka u Sarreeya Boliiska Gobolkan Western Cape oo dhowaan xilka kala wareegay mas,uulkii isaga ka horreeyay.
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Johannesburg(K/Afrika)
Posted on 10 Ramadaan 1431 - 20th Aug 2010
Johannesburg: Alle ha u naxariistee waxaa xalay 2:00 pm habeennimo lagu dilay gudaha dukaankiisa Marxuum Siciid Xaashi Dhiblaawe.
Dab qabsaday suuqa weyn ee Century City

Posted on 10 Ramadaan 1431 - 20th Aug 2010
Cape Town: Dab ayaa saaka 10:15 am Qabsaday suuqa weyn ee caanka ah ee Century City, wax khasaare naf ahi kama dhicion muddo kooban kaddibna waa la demiyay, dabka ayaa ka kacay qaybta qaboojinta ee dhismayaasha ganacsiga ee suuqa, halkaasoo uu ku gubtay sytem-kii qaboojinta (Cooling System) shaqaalaha suuqa ayaa xidhay Iridda No.10 halkaasoo shaqaalaha gurmadka ay isticmaalayeen.
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?
Posted on 10 Ramadaan 1431 - 20th Aug 2010
Q:1aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka lo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda, taasoo macnaheedu yahay Kitaabka Qur’aanku waa Kitaab wax walba koobay wax uu ka tagayna ma jirto
Albayaan oo Tacsi u diraya eheladii Sh.Maxamed Tahliil

Posted on8 Ramadaan 1431 - 18th Aug 2010
Majliska dacwada ee albayaan maamul, ducaad,imaamo iyo macalimiinba wuxuu tacsi tiiraanyale udirayaa eheladi,asxaabti iyo umaddi uu kabaxay halyaygii kartida badnaa(Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun) oo ay koox arxanlaawayaala oo dad qalata ah si xaqdaraha ah ay ugu dileen deegaanada loobarakacay ee ceelasha biyaha.
Dil kale oo dhallinyaro soomaali loogu geystay Cape Town
Posted on 7 Ramadaan 1431 - 17th Aug 2010
Cape Town:Alle ha u naxariistee Laba wiil oo kale oo dhallinyaro ah ayaa lagu kala dilay tuulooyinka Langa iyo Kraaifontein oo ka tirsan Cape Town, shalay ayay ahayd markii la aasay laba wiil oo lagu kala dilay deegaamada Kraaifontein iyo Khayelitsha oo ka tirsan Cape Town waxaa kaloo ka horreeyay Wiil kale oo la bilowgii Bisha Ramadaan lagu dilay Manenberg(Cape Town) taasoo ka dhigaysa tirada 5 marxuum oo lagu wada dilay Gobolkan Western cape.
Hadiyadaha Ramadaanka uu inoo Wado:
هـــدايا رمضــــان
"قال الله تعالى: "ياءيها الذين آمنوا كتب عليكم الصيام كماكتب على الذين من قبلكم لعلكم تتقون
Ramadanka waa bil ka mid ah 12 ka bilood ee uu ka kooban yahay sanadka hijriga, sidaa darteed waxa uu Alle inagu waajibiyay in aan maalinkii soon xirano habeenkina cibaadaysano.
2 Muwaadin oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Western Cape
Posted on 5th Ramadaan 1431 - 15th Aug 2010
Habeennimadii xalay waxaa lagu dilay Gobolka Western Cape (Cape Town) Laba Muwaaddin oo soomaali ah. Labada marxuum mid kamida waxaa lagu dilay Kraafontein ka kalena Khayelitsha.
Nin gacmuhu go, een oo dib loogu rakibay gacmihiisii.

Posted on 3rd Ramadaan 1431 - 13th Aug 2010
Cape Town: Laba kooxood oo kuwa qalliinka ah ayaa ku guulaystay inay dib ugu rakibaan Nin gacmuhu go,een,ninkan oo ka shaqaynayay wershad warqadaha samaysa (Paper factory)oo ku taalla xaafadda Parow ee Magaalada Cape Town ayaa waxaa labada gacmoodba gooyay mid kamida mashiinadii wershada ee uu ku shaqaynayay.
BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN

Posted on 2nd Ramadaan 1431 - 12th Aug 2010
Walaalayaal, waa lagama maarmaana inaynu ogaanno inay tahay sideedaba gallad iyo nimco qofkii uu Allaah (sw) waafajiyo inuu gaaro bisha Ramadaan.
Rabshado ka dhacay Gugulethu (Cape Town) iyo Shaqa joojin waddanka oo dhan ah (K/Afrika)

Posted on 10th Aug 2010
Dadka dega deegaanka Gugulethu ee Western Cape ayaa habenkii labaad mudaharaad iyo rabshooyin ka waday deegaankaa iyagoo taayirro ku gubayay waddooyinka waxayna xidheen waddo muhiim ah oo ku dhow Waddada weyn ee N2.
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (2)
Posted on 8th Aug 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna Ilaahay samata bixiyey.
Yaxaas lagu kala Iibsaday Internet-ka oo lagu qabtay Cape Town

Posted on 7th Aug 2010
Cape Town: Arday u dhashay Waddankan K/Africa oo dhigta Jaamacadda Stellenbosch oo ka Tirsan Gobolka Western Cape ayaa laga qaaday yaxaas dhal ah oo uu Internet-ka ka iibsaday, Ardayga ayaa ka iibsaday yaxaaskan oo aad u yaraa Internetka waxaana laga soo qaaday Magaalada Johannesburg iyadoo loogu keenay Cape Town.
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (1)
Posted on 5th August 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay samata bixiyey.
Yaa ka dambeeya Dilka Ganacsatada Soomaalida ee Cape Town ?
Posted on 31st July 2010
Cape Town: Warbixin dheer oo lagu daabacay Wargeyska Daily Voice ayaa lagaga hadlay xaqiiqada cidda ka dambaysa dilka loo geysto ganacsatada Soomaalida ah ee deggan tuulooyin kamida Cape Town.
Diyaarad kusoo degtay xeebta Magaalada Durban (K/Afrika)

Posted on 29th July 2010
Durban: Duuliye Muslim ah oo lagu magacaabo Maxamed Jamiil Saliim ayaa diyaaraddiisii soo fadhiisiyay Xeebta Magaalada Durban kaddib markii uu shaqada joojiyay Matoorkii diyaaraddu (Engine Failure)
Dil Johannesburg loogu geystay ganacsade Soomali ah.(K/Afrika)
Posted on 26th July 2010
Johannesburg: Dilka loo geysto ganacstada soomaalida ah ee ganacsiga ku haysta tuulooyinka ku xeeran magaalooyinka waaweyn ayaa soo kordhaya dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay, dilkii u dambeeyay ayaa loo geystay Marxuum Xasan Kaydsane Bulxan oo da'diisu ahayd 25 jir.
Qisadii Safarka saddex dhallinyaro ah
Maqaal: Saddex wiil ayaa u safray waddan aad u fog, waxayna degeen guri aad u dheer oo ka kooban 75dabaq, waxayna dageen dabaqa u sareeya ee 75naad. Waardiyihii Daarta ayaa u sharxay nidaamka deganaanta guriga, wuxuuna ku yiri; halkan waxaa kajira nidaam ka duwan, kan kajira waddamadiinna.
Golaha Dacwada ee Albayaan oo ka Tacsiyaynaya Geeridii Sh.Macallin Maxamuud

Posted on 24th July 2010
K/Afrika:-Golaha Dacwada ee Albayaan waxay tacsi u dirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Sh.Maxamuud Macallin Nuur
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Kraifontein (K/Afrika)
Posted on 23rd July 2010
Cape Town: Waxaa galabta lagu dilay Tuulada Kraifontein ee Gobolka Western Cape Marxuum Cabdulle Yuusuf oo ahaa ganacsade deggan tuuladaa oo ka Tirsan Cape Town.
Ganastada Soomaaliyeed ee Bellville (Cape Town) oo shir isugu yimi.

Posted on 22nd July 2010
Cape Town: Shalay waxaa lagu qabtay Xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Bellville Shir weyn oo ay isugu yimaadeen Ganacstada Xaafadda Bellville si ay u samaystaan guddi ganacsato oo wax ka qabta arrimaha nabadgelyada iyo baahida guud ee ganacstada Bellville.(Sawirro)
| < Prev | Next > |
|---|






![]() | Today | 34 |
![]() | Yesterday | 57 |
![]() | This week | 34 |
![]() | Last week | 434 |
![]() | This month | 259 |
![]() | Last month | 1650 |
![]() | All days | 15871 |
Your IP: 38.107.191.95
,
Today: Sep 05, 2010
Count Your Visitors
Who's Online
Socdaallada dacwada
Gauteng
Eastern Cape
Wararkii hore
-
- Socdaalkii dacwo ee sh.Maxamed Idriis uu kusoo maray K/Afrika.
- Ololaha la dagaalanka Anshax-xumada oo dib looga bilaabay Western Cape.
- Jaaliyadda Soomaalida ee PE "Jaaliyad ku dayasho mudan"
- Muwaadin Soomaali ah oo lagu gubay tuulada Samoora ee Western Cape.
- Muxaadarooyin caafimaadka Guud ku saabsan oo ka bilowday Masjidu Sunnah Bellville
-
Bogagga Islaamiga
-
Bogagga Somaaliga











